| Malleeshiyadka Alshabaab Oo Magacyadii ka badalay Dugsiyada Jowhar. |
| Written by Maxamed Salaad Cabdulle |
| Thursday, 29 July 2010 15:59 |
|
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Jowhar xarunta Gobalaka Shabeelada dhaxe Ee dalka Soomaaliya ayaa sheegayo in Maamulka Xarakatu Alshabaab ay kagaga dhawaaqen halkaas inay ka badalleen magacayadii Iskuulo ku yaalo Jowhar, kadib markii ay shalay ku soo wareegeen Dhamaanba Goobaha waxbarashada ee Degmada Jowhar Xarunta Gobalka Shabeelada Dhaxe.
Sheekh Usama Caddow oo u hadlay Maamulka Alshabab ee degmada Jowhar ayaa waxaa uu ku amray inay fursad u siiyaan dad aqoonyahano ah oo ka imaaday wadamada Dibada inay ka mid noqdaan Macalimiinta Dugsiyada si waxbarashada halkaasi ay u naqata mid tayo leh.
Laakiinse Su aasha Isweydiinta Mudan ayaa waxaa ay tahay Dad Muslimiin ah in la weeraro Goobaha ay ku bartaan aqoonta oo dhan.
Maxamed Salaad Cabdulle |
| Last Updated on Thursday, 29 July 2010 18:32 |
| Qeybo kale halkan kadooro | |

| Barnaamijyada webka Halkan kadooro |
| Heeso |
| Music Tuman |






![]() | Today | 84 |
![]() | Yesterday | 0 |
![]() | This week | 84 |
![]() | Last week | 0 |
![]() | This month | 84 |
![]() | Last month | 109775 |
![]() | All days | 662189 |
Forum-Popular Posts
|
Forum-Latest Topics
|